Bulsha:- Sadex wiil oo dhalinyaro Soomaaliyeed ah ayaa lasoo taagay maxkamada magaalada Bristol ee dalka UK, kuwaasoo lagu eedeeyay ineey ku xadgudbeen Gabdho yaryar oo aan wali qaangaarin.
Dhalinyaradaan Soomaaliyeed ayaa sidoo kale lagu soo eedeeyay ineey katirsanyihiin shabakad isku xiran oo inta badan geeysata Kufsi iyo fal dambiyeedyo kale.
Sakariya Shiikh 23 jir
Mohamed Dahir 24 jir
C/rashiid Cabdullaahi 23 jir.

_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment