NIN AYAY LA SOCOTAY MID KALE AYAY KA RAACDAY QISO GAABAN

Bulsha:- Gabar ayaa nin wadada la socotay waxaa soo ag maray gaari oo aad u qurux badan oo qaali ah, 

gaarigii wuu joogsaday gabadhii ninkii ay la socotay ayay ka tagtay gaariga ayay aaday ninkii ayaa wuxuu ku yiri aniga ayaad ila sotay 

maxaad iiga tagaysaa waxay ku tiri ninkan ayaa kaa lacag badan ee isaga ayaan raacaa, markaas ayay gaariga fuushay keligayga ayay wadada iiga tagtay, 

ninka gaariga waday ayaa wuxuu gabadha ku yiri : aniga adiga kuuma istaagi ee waxaan u istaagay ninka aad la socotay aniga waxaan ahay shufeerkiisa khaaska ah







_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment