Bulsha:- Wiil Soomaaliyeed oo barta Twitterkiisa ku qoray Hadal Hanjabad ku ah FBI-da Mareykanka oo Xabsiga la dhigay-Muxuu Kuqor bogiisa-
wiilkan ayaa waxaa la shegay in uu jiro 19 sano wiilkaan ayaa ka xanaqay FBI-da oo xer xertay dhalinyaro soomaaliyeed -kadibna bartiisa ku soo qoray hadii anan lasiideynin dhalintaas waxaan xasuuqi doonaa FBI-da iyo xeer ilaaliyaha..
HALKAAN KA DAAWO RIIX 
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment