Bulsha:- Maanta waxaan idiin heynaa arin xiiso badan oo daaha laga qaaday kaasi oo gaar u ah atoorayaasha iyo atirishooyinka Bollywood-ka kuwooda is ilaabeen sidoo kalena xiriir jeceyl dhex maray.
Hadaba qaar ka mid ah xiriiradan waa kuwo ay lamaanayaasha daaha ka qaadeen halka qaar kalena ay ahaayeen kuwo dadka ka qarsoonaa balse markii dambe la ogaaday.
Hadaba dhamaan xiriiradan sirta ah ee jilaayaasha Bollywood-ka ka dhex dhacay waxay ka siman yihiin in dhamaantooda ay fashil kusoo idlaadeen!
Fadlan hoos kaga bogo lamaanayaasha Bollywood-ka ee la isku xanto inuu xiriir jeceyl dhex maray balse fashil ku dhamaaday wixii ay qarsanayeen:

_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment