Bulsha:- Intaa kuu caroolaha cudur kuu qaadi Lhasa cuqdad isku beeri lahaa col kula noqo lahaa caadi caadi caadi beey iska dhigayaa intaa is ciil gaanbi lahaa adi kuu caabmi lahaa nafteedna ciriiri lahaa ceeshka kaaga go i lahaa caadi caadi caadi caadi bey iska dhigayaa waa cibaaro halisa jaceel ceeboowe
caadi bey iska dhigayaa intaa kuu caban lahaa kali keey caarif naalahaa cadibaad kuu kali lahaa
caloolyow ku jiri lahaa caadi caadi bey iska dhigayaa intaa ku caburmi lahaa cabasho ku jiri lahaa adi ku culesi lahaa caadi caadi bey iska dhigayaa
waa cibaaro halisa jaceel ceboobe caadi bey iska dhigayaa
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment