Bulsha:- marka quruxda haweenka ninka waxay ka dhigaysaa mid isku jahawareersan oo wadnahiisa boodboodaya, dhiigiisa si fiican ayuu u shaqeeyaa qofka, waxaa laga yaabaa waxyaalo badan inuu u sameeyo naagtaas uu arkay darteeda, waxaad ogaataa maxaa naagaha quruxda badan loo geeyee meelaha waaweyn ee ganacsiga, sida meelaha tikidka diyaaradaha laga gooyo, ama supermarkeyyada waaweyn, ninka markuu lacag dhiibayo uu arko naag qurux badan wuu is illaawaa, waxaa dhici karta inuu ka bixiyo waxa uu iibsanayo lacag qiime badan oo qaali ah.

_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment