Bulsha:- dad badan ayaan jadwal ama waqti usan u laheyn xiliyada macaanka nolosha ay galayaan taasi oo ka dhalata iyaga oo aan xog badan ka hayn xiliyada ay ugu fiican galmoodka .
galmada labada bari dhexdooda la mid ma aha galmada dabada
Xiliyada ugu fiican ee galmada ugana macaan tahay ayaa kala ah .
Salaadda Subax ka hor , Duhurka Ka dib Iyo Cesha ka dib .
Siduu allah uu SW uu quran noogu sheegay in ay haboonen xiliyadan in guriga lago idim la’an mesha xigmada ku jirta ayaa sidaa ah
(يَا أَيُّهَا الَّذِينَ آمَنُوا
لِيَسْتَأْذِنكُمُ الَّذِينَ مَلَكَتْ أَيْمَانُكُمْ وَالَّذِينَ لَمْ يَبْلُغُوا الْحُلُمَ مِنكُمْ ثَلَاثَ مَرَّاتٍ مِن قَبْلِ صَلَاةِ الْفَجْرِ وَحِينَ تَضَعُونَ ثِيَابَكُم مِّنَ الظَّهِيرَةِ وَمِن بَعْدِ صَلَاةِ الْعِشَاء ثَلَاثُ عَوْرَاتٍ لَّكُمْ لَيْسَ عَلَيْكُمْ وَلَا عَلَيْهِمْ جُنَاحٌ بَعْدَهُنَّ طَوَّافُونَ عَلَيْكُم بَعْضُكُمْ عَلَى بَعْضٍ كَذَلِكَ يُبَيِّنُ اللَّهُ لَكُمُ الْآيَاتِ وَاللَّهُ عَلِيمٌ حَكِيمٌ) [ سورة النور: 58
Culumadu waxa ay yiraahdeen :Ayadan waxa ay tilmaamaysaa aadaabta xiliga labooqanayo guryaha waxa ayna sheegeysaa sadax xili oo ah xili aan habboonayn in loo galo dadka maxaayeelay waa waqti caowro ah.
qofta hadey hadaladaan kugu dhahdo kacsi ayaa haayo ee ninyahow shaqadaada qabo daawo
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment