DUMARKA:WAXEE KAHELAAN QAABKAAN IN LOO WASO WAQTIGA GALMADA DAAWO

Bulsha:-  Ceeb ma ah in labada lamaane ay is weydiiyaan qaabka midka kale uu raaxada ku helayo , hadaba hadii aad dooneyso in aad heshaan raaxo macaan habkaan raaca.

Ninyahoow marka hore weydii lamaantaada sida ay dooneyso in aad ugu raaxeyso iyo koobaha kacsiga ay ka daremeyso , gabaryaheey adna sidoo kale ayaa laga rabaa.

GUJI: daawo gabar dhaheyso waxaan jeclahay wiil futada iga galiyo yaab

Niyahoow durba malabyarowga haka saarin macaantaada hana ka kicin , sidoo kale gabaryaheey u sheeg in uusan ka kicin hadii isaga uu kaa hor biyo baxay .

Xiliga aad sameyneysaan raaxada waxaa muhiim ah in nafsiyan diyaar u tihiin oo aysan jirin mashquul dhanka maskaxada ah maxaa yeelay raaxada macaan wax ay timaada marka nafsiyan diyaar loo yahay.

Sidoo kale waa in jirka uu ahaada mid u diyaarsan maxaa yeelay jirka isaga oo daalan kaama saacidayo in aad raaxo hesho , sidoo kale saqda dhexe ma wacna raaxada waayo jirka waa daalan yahay oo fir fircooni malaha waayo
waxaa laga yaabaa in midkiina uu hurdo ka kacayo.

Goobta weerarka kulul uu ka dhacayo waxaa haboon in uu ahaado mid jawigiisa degan yahay maxaa yeelay jawiga degan raaxada ayuu qeyb ka yahay .

Labada qof waa in ay ka go`an tahay in ay wada gaaraan gariirka galmada (Macaanka raaxada oo ay ka dhargaan .
Hadal macaan , dhunkasho fara kacayaar iyana qeyb ayay ka yihiin in la helo gariirka galmada .

Ninyahow ogaaw marka galmada dhamaado haweenka waxay u baahan yihiin hadal macaan una mahad celi , waayo raaxadii hore mid ka mac ayay daremeeysaa oo maqsuud ayay noqoneysa .



Tanina rag badan waa ilaawaan oo durba sariirta dhanka kale uga jeestaan waxana la dhihi karaa ma mudna kuwaas in lala raaxeysto








_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment