Daraasad La Sameeyey Oo Lagu Ogaaday Inta Jeer Ay Lamaanaha U Baahan Iney Isku Galmoodaan Todobaadkiiba

Bulsha:- Daraasad cusub oo ay sameeyeen arday dhigata Jaamcadda Mississauga ee ku taala dalka Canada ayey soo saareen in galmada todobaadkiiba hal mar ay sameeyaan lamaanaha is qaba ay dareensiiso farxad aan caadi aheyn.


Daraasadan waxaa la sameynayo 14 sanno waxaana wax laga weydiiyeyn 2400 oo lamaane waxa ayna lamaanayaashaas sheegeen in kuwa isku taga todobaadkii hal jeer ay ka farxad iyo jaceyl badan yihiin kuwa daa’ima galmada.


Dr Emy oo la hadlayey saxaafada ayaa yiri “Waxaa soo idlaatay wararkii sheegayey in farxada qoyska iyo mida lamaanahaba ay ku jirta in la joogteeyo galmada, hadda waxaan ogaanay in midaas aysan muhiim u aheyn lamaanaha oo ay ku qanacsan yihiin in hal mar todobaadkiiba ay isku tagaan”.

Daraasadan ay hadda sameeyeen ardayda jaamacada Mississauga ayaanan noqoneyn mid soomaalida ay la yaabto wallow inta badan soomaalida lagu xanto iney yihiin dad jimco gaadayaal ah oo sameeyo galmada maalinta jimcaha oo kaliya








_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment