Bulsha:-Qiso xanun badan; Gabar Qabiilkeeda dartiis Nin Guursada u waysay! Lacag iyo aqoon waan leeyahay.
Magaceygu waa Hodman Dhoobaale( ina mohamed ahmed)
Ciwaankayga waa kan hoose
Waxaad kaloo igala soo xariiri karaa Telefoon Numberda Boorka ku qoran iyo E.mailka. ama numberkaan.
Waxaan ahay Gabar aad wax u baratay dadaashey, heer fiicanna nolosha ka gaadhay. waxaan leeyahay Ganacsi ani ii qaas ah oo aan anigu leeyahay milkiyadiisa. Haddii qurux la dhahana waxaan isleeyahay safka hore ayaad uga jirta gabdhaha Soomaaliyeed, Dabeecad xumo ma qabo qosolnukna waa wehelkayga koowaad.
Waxaan Khamiir u ahay arimaha Travel isue-ga waxaana Nairobi ku leeyahay Hodman Travel agency oo magaceyga ah. waxaad ka arki kartaa Sawirka hoose.
HALKAAN KA DAAWO

_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment