Daawo Muuqaal: Haweeney Qaawan Oo La Dagaalameysa Nin Macaamisheeda Ka Mid Ah Oo Diiday Inuu Bixiyo Qiimihii Galmada

Bulsha:- Magaaladda Nairobi qof dumar ah ayaa dagaal culus ku qaaday nin ka mid ahaa macaamsheeda kaas oo diiday inuu iska bixiyo qarashkii galmada.

Gabadhaan jirkeeda ka ganasata ayaa la dagaalantay ninkaan dadka hortiisa waxana aad loola yaabay markii ay kastuumada si batay si ay ninka isaga celiso.



Dadka ayaa kusoo baxay si ay u caawiyaan ooo arinta wada hadal loogu dhameyn lahaa, ninka ayaana lagu qanciyay inuu iska bixiyo qarashkii uu xalay kula jiiftay gabadha.

Muuqaalka hoose waa dagaaalkii







_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment