Ciyaartooy Ka Tirsan Chelsea Oo U Dhacay Gabadha Saxiibka La Ah Yannick Carrasco!!!

Bulsha:- Yannick Carrasco ayaa xiriir la leh gabadha lagu naynaaso Miss Belgium ee NoĆ©mie Happart .

Labadaan shaqsi ee caanka ah ayaa xiriir jaceyl ah wadaagaya tan iyo horraantii 2015.

Ciyaaryahanka garabka uga ciyaara Belgian ayaa run ahaantii jacayl weyn u haya gabadha timo cad islamarkaana lagu sheegay in ay tahay mida ugu quruxda badan dalkeeda.


Ka dib markii uu goolka uu ka dhaliyay finalkii Champions League 2016 saaxiibtiis ayuu u tagay islamarkaana dhunkaday markaaso muddo dhowr ilbiriqsi ah labaduba jaceyl ilmo lasocta ay ku muujiyeen garoonka.

Si kastaba ha ahaatee, Carrasco iyo Happart ayaa dhowr jeer lagu xantay in ay isku khilaafeen sabab la xiriirta gabadhaan oo xiriir qarsoodi ah la sameysay ciyaartooyda kale ee Belgium”
waxaa la rumeysan yahay ciyaartooy ay kamid yihiin Hazard iyo goolhayaha Chelsea in ay xiriir qarsoodi ah la sameysay gabadhaan lagu magcaabo Miss Belgium.







_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment