Bulsha:- Daraasad dhawaan ay sameeyeen Qubaro ku taqasusutay Xubnaha taranka ee aadanaha, ayaa sheegtay in Ragga Xubintooda Taranku weyntahay aanu naaguhu wax raaxo ah ka helin xiliga ay lakulmayaan ragooda.
Daraasadan oo aheyd mid lagu warsaday in kabadan 450 Haween ah ayaa ay sheegeen in ay kala kulmeen ragooda xiliga sariirta xanuun iyo caburin aanu u dulqaadan Karin, qubarada ayaa sheegay xubinta dhaafta cabirta caadiga ah ee raga in haweenku dhib ku qabaan wax raaxo iyo dareen ahna haba sheegin, waayo haweeneyda ayaa ku mashquusha xanuun xoogan ee kaga imaaanaya ninkeeda xiligaasi.
Hawenkan la warsaday ayaa sheegay in ay badankood moodayeen raga guska weyn lehi in ay ka raaxo badan yihiin kuwa kale, hase ahaatee taa badalkeeda waxa ay lakulmeen wax ka gadisan oo ah xanuun daran waayo meesha Waxaa galaya wax katan badan wixii loogu tala galay.

_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment