Ragga ayaa waxa ay ku kala badanyiihin shiirka soo baxa markii lajoogo hardanga gogosha,walloow hablaha qaarkood ay iyaguba sidaa oo kale ugu kale gedisanyihiin.
Waxaaba mararaka qaar dhacda in ay jawiga hawada uu qasmo ayna guubtu isku bedesho hawo aan urooneyn in ay gasho sanka noolaha goobtaasi ka akdhaw.
Waxaa Cartanka noocaan ah ka hela hablaha looyaqaan xusula baruurka kuwaasi oo ku amaanaya ragga noocaani ah in si maceeyaan ciyaarta sariirta, mid kamid ah haweenkaasi ayaa waxa ay ku hadaaqday sidan:-"Aniga waxaan ka helaa ragga noocaasi ah oo waxaanba qabaa in ay ragga kale wax dheeryihiin, waayo waxa ay cusbo u yeelaan dareenka hablaha" Waxa ayna sii raacisay hadalkeeda "Ragga kaliya masoo cartamaane ee waxaa jira haween iyaga sidaa oo kale hawada wasaqeeyo"
Talo kusocoto Ragga Noocaan
Waxa ay shabakaddu siineysaa ragga noocaani ah in ay isticmaalan waxyaabaha looga horti karo Shirka noocaan sida wax yaabaha layku ku carfiyo ama baabi'iya urka xiligaasi soo baxo, 2-da lamaane waxaa ku fiican in ay ku dadaalaan walow cartanka xiligaasi uusan la xiriirin nadaafad, Goobtuna iyana waa in ay ahaataa goo diyaar u ah in ay ka dhici karto ciyaar noocaasi oo kale ah. 

_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment