Bulsha:- WALIGAA MA DAREENTEY CEEB IYO YAXYAX MARKA AAD TAGTAY SARIIRTA? QANCIN LA’AANTA LAMAANAHAAGA DARTEED? WALIGAA GAARIGU MA KAAGA DAMAY MEEL DHEXE ADOO AAN GAARIN HOYGAAD U SOCOTAY? WALIGAA MA IS TIRAAHADAY TOLOW WAAD JIRANTAHAY EE IS DAWEE?
Jawaabahaaga haday haa
u bataan sii aqri
warbixintan si aad u ogaatid dhibaatadaada.
Xusuuso oo qalbiga ku hay qalab adag oo xoogani waa waxa ay dumarku u
dhintaan(baahida u qabaan) marka aad gaariga ku wadid sariirta
dhexdeeda.
haddaba waxaan kuu hayaa 7 qodob oo kaa caawinaya in aad heshid geed
dhagax oo kale ah.
Si wanaagsan wax u cun: Is bedel yar oo ku yimaada nafaqadaada waxa
uu kuu abuuri karaa himad iyo iyo xoog dheeri ah,cuntada sida mooska,
ukunta, looska, basasha, iyo caanaha geela waxay siyaadiyaan awoodaada
galmo.
Geedkaagu wuxuu rabaa jimicsi: raga caafimaadka qabaahi mar walba
waa ku xariif dhanka galmadda.
jimicsigu waa habka ugu wanaagsasn ee aad kor ugu qaadi kartid kartidaada sariirta, waxa ay yareesaa fakarka oo ah dilaaga kacsiga.
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom

Blogger Comment
Facebook Comment