Raaxada guurka : Ninka naagtiisa muxuu ku nacaa oo naag kale u raadiyaa

Bulsha:- Raaxada guurka. Ninka naagtiisa muxuu ku nacaa oo naag kale u raadiyaa ninka naagtiisa waxa uu ku nacaa waxyaabo muhiim ah taa soo basabta in uu guursado naag kale

Laaakin mid ogoow ma’ahan inaad fildarantahay ninkaaga wuxuu kuugu nacay Ma’ahan inaad san weeyn tahay Ma’ahan in timahaadu agayihiin


Ma’ahan in caloshaadu weeyntahay Ma’ahan in naasahaado yar yar yihiin Laakin waa tan muhiimada

1 Naagta aan nadiifin timaheeda mar walba waxeey sasabtaa ninka in uu dareenkiisa qaado urkaasi kacsan waayana
2 in aysan nadiifin jirkeeda qeeybta hoose oo mar walba laga dareemaa ur taa oo keenta in ninku ka sasao galmada
3 in aysan xiran dhar soo jiita dareenka ninkeeda marka ay kuwada sugan yihiin guriga kaa oo ah dhar aad ugu dhagan oo qafiif ah
4 in san marsan wax yaabaha udga goorta la seexanayo
5 in aysan xiirin shuukeeya ama bisaqa sida aadba u taqaan tinta hoose ka dhalata jirka qeeybtiisa hoose
6 in aadan cadeeysan oo mar walbaa afkaada uru
Dhamaan intaasi waxeey keentaa hoos u dhac ku yimaada nolosha qoyska saameeyana haweenta
Si aad u hesho ninkaada una damcin naag kale ha kaa caajisin nadaafada dhamaan guriga iyo jirkaada khaasatan jirkaada oo muhiim ah
waa in aadan mar walba ku reyin nin kaada har iyo habeen qeeylo aadan ladaba taag naanin








_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment