Bulsha:- Si aad u heshaan raaxoada macaan ee ciyaarta sariirta, Shumis.net ayaa ku siineysa noocyadaan aad ku gaari kartaan gariirka macaan taas oo adiga iyo gacalisadaada ka dhigeysa in aad si wacan u wada qaadataan baashaalinta.
Adiga oo qaadanaya dharka ugu macaan ee loogu tala galay xiliga wada ciyaarida tani ayaa waxa ay ka dhigeysaa gacaliyahaaga wax kale in uusan jeclaanin in uu daawado jirkaaga mooyee taasoo ku abuureysa dareen uu kugula ordo sariirta.
Luqada jirkaaga aad kala hadli karto gacaliyahaaga u adeegso ; hadaba habkani wax uu tusinayaa in aad u baahantahay galmada tani oo durbadiiba badaleysa xaalada uu ninkaaga ku sugnaa.
Kadib marka aad sariirta iskugu tagtaan marka
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment