Bulsha:- qaabka koowaad: inuu yahay naagta inay dhabarkeeda ku seexato oo labada lugood ay kala furto, markaas ninka iyada ku kor seexdo, isagoo bahalkiisa galinaya cambarkeeda, qaabkaan naagaha oo dhan way ka helaan, maxaayeelay ninka bahalkiisa markuu meesha galo culays ayaa fuulaya kintirka oo u keenaya dareen raaxo, sidoo kale wuxuu ninka ku jiifaa xaaladan labada naasood, taasna waxay u kordhinaysaa raaxada naagta.
qaabka labadaa: naagta ayaa dhinac u soo seexanayso ninkana dhinac ayuu u seexanayaa way iska soo horjeesanayaan iyagoo dhinaca u jiifa, xaaladana waxay la mid tahay xaladii hore wuxuu ninka dhuuqi karaa gabadha carabkeeda ama afkeeda isagoo bahalkiisa siilkeeda ku jiro.
qaabka sedexaad: ninka ayaa dhabarkiisa ku seexanayo naagta ayaa ku soo kor seexanayso waxaa haboon naagta inaysan buurnayn, haddii naagta ay buuran tahay ninka waa ku adkaanaysaa inuu si fiican u raaxaysto laakin marka gabadha ay tahay caato si fiican ayay ugu niikin kartaa iyadoo ninka ka korraysa, isagana culays badan ma dareemayo.
qaabka afaraad: waa isla qaabka labaad oo kale laakin naagta ayaa dhabarkeeda ku aaddinayso, waxaad ka soo galinaysaa siilka gadaal, waxaadna ku raaxaysanaysaa naasaheeda inaad qabato.
qaabka shanaad: waa foorarsiga oo sariirta, naagta waxay iska dhigaysaa qof sujuudsan oo kale, madaxa ayay sariirta saaranaysaa, cambarkeeda gadaal ayuu iskeenayaa, ninka dhamaan ayuu wada galinayaa, qaabka foorarsiga naagaha ilmaha dhalay ama garoobada dhuuso ayuu ka keenayaa, taasna waxaa sabab u ah aariyada galayso marka guska laga soo saaro naagta, naagta dabada weyn nin bahal dheer leh keliya yaa gaarsiin kara meesha la rabay, sidoo kale foorarka wuxuu leeyahay qaabka suulqabsiga ama jilbajabsiga.
qaabka lixaad: waa galmada istaaga, taas oo ah naagta inay istaagto adigana aad istaagto, marka aad geliso geedkaaga alaabteeda, laakin waxaa la rabaa naagta iyo adiga inaad isku dherer ahaataan, haddii ay kaa gaaban tahay ama ay kaa dheer tahay lugaha ayaad ka daalaysaa.
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment