Ninka IYO Xaskiisa ma u bahanyihiin inay dharka iska wada dhigaan xiliga Galmada

Bulsha:-Dadka qaarkooda waxay isweydiiyaan yaa fiican xaaska marka loo
tagayo in dharka laga wada siibo ama in aan laga wada
siibin. sida la ogyahay galmada waa dooq qofba si buu ka helaa,
arrinkan waxaa kale uu u noqonayaa dhaqamada dadka,

iyo qaababka dareenka, dad qof baad arkaysaa marka ay
xaaskooda u galmoonayaan dhar u xira oo ka furan hoose
kaliya sidaas ku raaxaysta,
laakin sida fiican oo raaxada badan waa inay dharka iskawada dhigaan, qaar
culimada ka mid ah baa waxay diidaan in dharka la iska wada dhigo waxay
daliilsadaan xadiiskan.

(َﻋْن َﻋْﺑِد ﱠِﷲ ، ﻗَﺎلَ : ﻗَﺎلَ َرُﺳولُ ﱠِﷲ َﺻﻠﱠﻰ ﱠﷲُ َﻋﻠَْﯾِﮫ َوَﺳﻠﱠمَ : “ إَِذا أَﺗَﻰ أََﺣُدُﻛْم أَْھﻠَُﮫ ، ﻓَْﻠﯾَْﺳﺗَِﺗْر ، َوﻻ ﯾَﺗََﺟﱠرَدا ﺗََﺟﱡرَد اْﻟَﻌْﯾَرْﯾِن)
oo macninhiisa ah ( haddii midkiina xaaskiisa uu u tagayo ha is asturo yayna
isqaawinin sida labada dameer ay u qaawan yihiin) xadiiskan waa daciif qaar
culimada ka mid ah xitaa waxay ku
tiriyeen inuu yahay xadiis mowduuc ah
(been abuur).


Wax Badan Ka Ogow Fa,iidooyinka Ay Leedahay Galmada Xalaasha
Ah.)

Ku Hor Laafiyioow Ninkaada Si Uu U Hello Dareen Aad U sareeya.

Ma Rabtaa In Aad Raaxo Waali Ah Heshaan , Fadlan Muraayad
Isticmaala Marka Galmada Socoto

Sidee Haweenka Looga Raaxeeya Naasaha? Hadi Darenkaga
Dhawyahay Ha Aqrin. .






_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment