Bulsha:- Inkasta oo taataabashada ama salaaxistu ay jirka oo dhan raad ku wada reebto, haddana jirku isku si’ uma wada dareemo, waxaana uu istiinku sii kordhaa kolba marka loo sii dhaadhaco dhinaca shafka ilaa laga gaaro labada naas. Waxaynu aragnaa in waqtiga isdhexgalka, dhabarka iyo barida oo la salaaxaa ay iyana istiin ba’an keenaan.
Goobaha istiin qaadashadu guud ahaan, waxay ku badan yihiin agagaaraha daloollada jirka, labada naasna waxa lagu tiriyaa inay kamid yihiin goobaha ugu istiinka badan jirka, waxaana uu gaaraa heerkiisa ugu sarreeya kolka la maraanmaro ibaha naasaha. Waxa jira dhowr hab oo loo maraanmaro ibaha naasaha loona kiciyo dareenkooda
Waxaan kaaga digayaa nnyahow in aad lamaantaada naasaheeda aadan awood usheegan sida inta badan raga soomaaliyeed kolka ay haweenka uga raaxaynayaan naasaha ayba sameeyaan iyagoo labada naas si xoog ah u qabta kadibna majuujiya taasi haweenka raaxo kama helaan oo waa ayba xanuunjiyaan waxaana kugula talinaynaa in aad labada Naas si yar oo macaan badan dusha uga salaaxdo adigoo gacanta kusoo kusoo wareejinaya .
kadibna ibta aad iskugu keento farahaaga ibtasna aad ku nasato wax yar oo daqiiqado ah waxaa hubaal ah in ay kugu soo eegi doonto indho aad u jilcan oo ay ku dheehan tahay naxariis fara badan ee markaas xageeda ujeeso adigoo labada ibb ee naasaha gacanta kuhaayo una jajabinaayo si yar oo macaan hana iloobin kolka sheekada halkaas marayso in aad shumiso indhaheeda si naxariis badan waxaan hubaa in ay kaa danbeyn doonto inta nooshahay Sheekada intaas markii.

_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment