Bulsha:- Sida caadiga waxaan ogsoonahay in dhalin yarada sideey u badan yihiin ay jeebkooda ku qaataan mobileka smartphone ka, si uu uga lumin, ileen maanta dhan gacanta laguma wad wadi karee.
hadaba waxaa lasheegay in Mobileka jeebka la gashto uu wax u dhimaayo kualitiga shahwada raga xiliga galmada macaan socoto lamaantaada
oo waxaa la leeyahay waxaa laga yaaba inuu kaa dhigo ma dhaleysnimo
sida ay sheegeen cilmi baarayaal australian ah ee ka socda jaamacada Australia's University of Newcastle hadii aad si joogta ah jeebka sarwaalka ugu qaadato mobile ka wuxuu wax u dhimaayaa awooda galmadaada siiba shahwada oo yaraato taas oo halis u ah hadhow in madhaleys nimo laga qaado
Dr Joel Moskowitz oo ka socda UC Berkeley's iskuul dugsi sare caafimaad ah ayaa u sharaxaaya dadka ku qaata telephone jeecka sarwaalka inuu wax u dhimaayo quwalitiga shahwada, ma ahan kaliya raga ayuu lee yahay ee xataa haweebka way saameyneysaa arintaan.
Dr Joel Moskowitz oo ah cilmi baare wuxuu kula talinaayaa dhamaanteen inaan iska dhaafno telephone ka jeebka lagu qaadanaayo (Aadan yo).

Photo: Copyright Thinkstockphotos.com
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment