Bulsha:- Waxaa la iibinayaa oo xaraash ah mid kamid ah Furayaashii Markabka TITANIC kaasoo lagu iibinayo dalka Britain.
Furahan ayaa waxaa lagu furayay qeybta ay ku keydsanaayeen Jaakadaha dabaasha ee Markabka TITANIC.
Furahaan ayaa kamid ah xasuustii ka hartay Markabka TITANIC, kaasoo dhowr Filim laga sameeyay.
_92024263_c0bc8bba-9861-47b5-bfcc-4c1b1fbaac3c
Qiimaha ugu dambeeya ee Furahan lagu iibinayo, ayaa lagu sheegay lacag gaareeysa ilaa $35 kun oo Dollar.
Sidoo kale waxaa iib ah oo isna miiska saaran Sawirka Kabtankii Markabkaasi Edward Smith.waxaana Kabtanka uu kamid ahaa 1500 ku dhimatay Markabka TITANIC oo Badda ku degay 19212-kii.
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment