Bulsha:- Daraasad la sameeyay dhawaan ayaa sheegtay in goobta ugu
muhiimsan ugu dareenka dhow haweenka ay tahay Ibta hore ee Naaska waxaana arintaasi qiyaas loogu sameeyay ku dhawaad 1milyan oo haween ah sida lagu sheegay warbixin dhawaan ay soo saareen baarayaal u dhashay
mareekanka oo baarista ka sameeyay jaamacada Boston ee dalkasi.
Ibta naaska ayaa la sheegayaa in ay tahay sixirka ugu weyn ee kiciya dareenka qofka haweenka ah sida warbixinta lagu sheegay waxaana la rumeysanyahay in arinta ay sidaa tahay baaritaanka ka dib xaqiiqdana waa sidaa oo waxaad ogaan kartaa dareenka bilowgiisa in uu yahay afka hore ee Naaska waana daraasad
la sameeyay.
Haweenka ayaa la rumeysanyahay in 90% ay
aad u jecelyihiin in amaanka marka hore laga
bilaabo dhanka sare ayadoona la rumeysanyay
in dagaalka sariirta
uu noqon karo mid si qurux badan u sii
socda waana tijaabadii la sameeyay in
haweenka ay iyo ragga markaan ay ka wada simanyihiin cayaarta
ayadoona ugu danbeyntii isku badasho wanaag wadida.
Daraasadaan ayaa noqoneyso tii 4aad oo ay
jaamacada ku ogaatay dareenka haweenka iyo
raga ee dhanka Ibta gaar ahaana waxaa
daraasada la sheegayaa in haweenka haatan ay
u gaar tahay
HALKAAN KA DAAWO MUUQAALKAAAN 
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment