Kajal Aggarwal iyo Star Vijay oo hal filim ka soo wada muuqan doona

Bulsha:-  SuperStar Vijay ayaa sameyn doona filimkiisa 61-aad waxayna shashada wadaagi doonan Kajal Aggarwal oo Markoodi seddaxaad wada shaqeyn doona.

Ilayathalapathy Vijay ayaa filimkaan duubis ku bilaabi dooona February 2017 Vijay ayaa goor dhow soo gaba gabeyn doona Filimka Bairvaa.

Vijay filimkiisa ugu danbeeyay wuxuu ahaa Theri wuxuuna noqday blockbuster weyn waxaana la wahlinayeen Samantha iyo Amy Jackson.

Dhinaca kale Kajal Aggarwal ayaa Vijay kala soo muuqan doonto Filimkiisa 61-aad kajal ayaa Vijay la sameesay Filimaanta Jilla iyo Thuppakioo hit weyn noqdeen.

Dhinaca shaqada vijay ayaa soo goor dhow soo gaba gabayn doona filimka Bairvaa ka dib wuxuu isku diyaarin doona Filimkaan.

Sido kale Kajal ayaa ku mashquulsan Filimka ay lasoo wado Ajith Kumar waxaana filimka director ka ah Siruthai Siva

Si lamid ah waxay lasoo wadaa Chiyaan Vikram waxaana director ka ah Socrates Kajal ayaana U muuqado inay aad mashquul u tahay..








_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment