Bulsha:- Galmada oo wax uu Allah ubaneeyey dadka isguursaday ayaa ah Dareen naftu ubaahantahay Lagana maarmaan ah qofkuse uusan ka hakan karin Mudo badan.
Soomaalida oo badankeedu daciif ka yihiin Awoodaha Galmada ayaanan sifiican ulaasimin waxyaabaha lagu kordhiyo awooda Galmada waxaase Wax yaabaha xoojiya kamid ah Basashada gaduudan ,tuunta ,cinab-ka iyo qudaarta soo deysa dheecaanka astragous” iyo qudaarta leh Vitamin (A)
Ogaw saliida beerka kaluunka ayaa ah muhiim oo si weyn sara ugu qaada awooda galmada ragga waxaana ku jira Capsules dabiici ah iyadoo taqaatiirta ku taliyeen in si weyn loo isticmaalo .
Dhanka haweenka ayaa lagu waramay in dareen xoogan oo galmo ay dareemaan marka ay cunaan yaanyada(Tamaato))taasi ii ah cayriin oo aaan la karin
MUUQAALKAN NALA FIIRSO:

_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment