Bulsha:- Bollywood Super Star Akshey Kumar iyo atariishada bollywood-ka ku cusub ee Taapsee Pannu ayaa soo gaba Gabeeyay jadwalka labaad ee filimka Naam Shabana oo lagu duubayay dalka malaysia.
Taapsee ayaa sheegtay in jadwalka labaad ee filimka Naam Shabana ku duubnay si qorsheysan waxaana ku dhamaynay si farxad ah.
Wax badan ayaan ka bartay Akshey sida asiga oo action-mo halis samaynaaya Taapsee oo waraysigeeda sii wadada Ayaa kusoo gaba gabaysay in ay si dhaqsi ah ku bilaabi doonan jadwalka xiga Filimkaan ayaana la daawan doona sanadka danbe
Akki iyo taapsee ayaa filimkaan ku duubay goobaha ugu caansan Malaysia gaar ahaan caasimada Kuala Lumpur oo ay ku jirto xarunta City Centre iyo meel u dhow Petronas Towers ee madaxda Shivam Mair.
Hoos ka bogo sawirada laga soo bandhigay.
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment