Bulsha:- Naagaha marka ay kacsadaan way shiiraan sida nimanka oo kale, ee shiirku kuma koobna nimanka keliya, siiba naagta marka la istiimiyo jirkeeda waxaa.
ka soo go’aya shiir kulul oo ninka hadduu uriyo uu aad u kacsanayo, taasina waxay tilmaantaa naagta inay kacsi daran qabtay marka shiirkaas ka soo baxo
kilkilaheeda, shiirka kacsiga wax yar ayuu ka duwan yahay shiirka caadiga oo yimaada marka ay naagta ama ninka meel kulayl ah tagaan ama shaqo ay.
qabtaan, inta badan shiirka noocaas ah ma soo jiito ninka ama naagta, shiirka kaalin weyn ayuu ka cayaarayaa raaxada galmada ninka iyo naagta nimanka
ama naagaha qaar marka ay uriyaan shiirka xilliga galmadu socoto aad bay u kacsadaan, taa mahnaheedu ma aha inay ay naag ama ninka aysan is
nadiifinin, shiirka kacsiga kuma xirna nadaafad la’aan xitaa wuxuu ka tan badiyaa barafuunka marka uu baxo

_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment