Bulsha:- Ila Qosol: Naag Australian ah oo caruurteeda iska iibineeso dhacdo la yaab leh (Woman tries to sell kids on eBay )
Dhacdadaan ayaa ka dhacday dalka Australia, naagta ayaa caruurteeda gabar iyo wiil da'dooda ka yartahay 10 jir ku iibineesay e-Bay,
naagta ayaa statuskeeda ku soo qortay in ay iibineeso caruurteeda waxayna soo galisay sawirada caruurteeda,
police dalka Australia ayaa naagtii gacanta ku dhigay,
waxaa la waydiiyay sababha ay iskaaga ii bineeso caruurteeda iyo wax ku kalifay?
naagtii ayaa ku jawaabtay ma iibineen caruurtayda balse kaftan iyo ila qosol ayee iga aheed iyo inta comment laga bixinaayo in aan arko kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
W/Q: Daalac Daahir Shoot
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment