Bulsha:- Shabkada Baxdo.com oo ah Warbaahin ku Hadasha Afka Bulsh weynta Soomaaliyeed ee Ku Hadla Luuqda Soomaaliga ayaa Mar kasta waxa ay idiin Soo Gudbisaa Muuqaalo iyo Warbxino Xiiso leh oo ka Hadlaya Arimha Jaceylka iyo Guurka Waxaana Haatan idiin Heynaa Muuqaal xiiso Badan oo Ka Hadlaya Gabar Soomaali ah oo Qurbha ku Daahday oo Raadineysa Wiil D’yar oo ay Guursato.
Gabadhaan oo Ku Sheegtay Hodan Ahmed isla markaana ku Nool Dalka UK Gaar ahaan Magaalada London ayaa Soo Duubtay Muuqaal Xiiso Badan kaasoo ay kaga hadleyso Dooqa Ninka Guursanaya iyo Shuruudaha ay ku Xulaneyso Ninka Guursanaya iyo Arin Raga Soomaaliyeed ku Adag Balse u Salan in ay Daqiiqad ugu Sameeyaan Gabdha ay Nolasha la Wadaagayaan, ee Daawo Muuuqaalka Hose.
HALKAAN HOOE KA DAAWO MUUQAALKA_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment