Bulsha:- Aktarada Shidan Ee Aishwarya Rai Bachchan ayaa filaneysa markii ugu horeeysey inay keento filim kaasi oo gaara heerka filimaanta kale dhanka dhaqaalaha.
Atariishadaan ayaa filimaantii ay horey usoo jishay oo dhan aan gaarin 100 crore club, sidaasi darteeda waxaa ay dooneysaa filimkeeda dhawaan la fasixidoono inuu rikoorkaasi gaaro.
Filimkaan waxaa Aishwarya Rai Bachchan kala soo muuqandoono Aktarka reer Pakistan ee Fawad Khan.
Filimkaan oo ah Ae Dil Hai Mushkil ayaan wali si rasmi ah loo shaacin waqti la deeyndoono , balse waxaa laga yaabaa inuu saameeyn ku yeesho Box Office, uuna noqdo filimkii ugu horeeyey ee gaara 100Crore ay keento Aktarada.
Filimkaan ayaa ah filim jaceeyl ah waxaa sidoo kale kasoo muuqanaya Anushka Sharma and Ranbir Kapoor, halka uu Director uu ka yahay Karan Johar.
Hadaba Hoos Kala Soco Liiska Filimaanta Ugu Shidan Ee Aishwarya Keentay & Daqliga Ay Soo Saareen.
Dhoom 2 2006 82.3 crores
Jodhaa Akbar 2008 62.8 crores
Sarkar Raj 2008 59.46 crores
Guru 2007 44 crores
Action Replayy 2010 34 crores
Mohabbatein 2000 33.25 crores
Devdas 2002 32.5 crores
Raavan 2010 30 crores
Sarbjit 2016 29.00 crores
Guzaarish 2010 29.32 crores.
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment