Dumarka Waxaa ay Jecelyihin Rag Habkaan ugu Raaxeya Marka La Joogo Kulanka Sariirta.

Bulsha:-Hadduu ninku xaaskiisa u tago isagoon rabitaankeeda si wanaagsan u kicin ama isla markuu ka rito dhabarka u jeediyo, dhibaato xoog leh ayaa ka dhalata, 

natiijadii la filayey mid kadhan ah baana ka timaada, taasi oo ah inuu isagu biyabbaxo oo barbar u dhaco ayadoon kacsiba billaabin ama uu ku bargo’o ayadoon biyabbixin, sidaasina niyaddeeda iyo nafsaddeedu u dhaawacmaan.



Bal eega Aayadda Qur’aanka ah: (Waxay wanaag ku leeyihiin inta iyaga lagu leeyahay oo kale). Culimada Qur’aanka fasirta qaar baa Aayaddaasi ku macneeyey: (Ugu raaxeeya haweenkiinna sida aad adinkuba jeceshihiin inay idiinku raaxeeyaan).

Soomalida waa dad marka la eego soo lahaan jiran dhaqan iyo caado soo jireen ahaa kas oo in badan lagu soo dhami jiray ilaa hadana lagu dhaqmo sidaas darteen dumarka soomaliyeed waxa ay ahaan jireen kuwa xishood badan hada dumarka ka xishooda raga ma ay la jogaan iyo meelaha dadka iskugu yimadaan.

Dumarka Soomaliyeed waxaa ay jecelhiin raga ugu raaxeyay ilaa dhwor hab marka lagu guda jira ciyaarta sariirta ama kulanka sariirta qofba sida uu u yaqaano.

1: Ninka aan horay guska ka galin dumarka soomaliyeed waa jecelyihiin.
2: Ninka aan horay ka biyo bixin waa jecelhiin dumarka
3: Ninka guska weyn hadan aan biyo bixin waa jecelyihiin.







_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment