Bulsha:- Inta badan gabdhaha ma jecla iney ka sheekeystaan saaxiibadooda arimaha galmada ama is weedaarsadaan qibrada sida ragga oo kale
gabdhaha way ka xishoodaan ineey dhahaan waa soo siigeystay waxaana dareemay sidaan ama saas.
Ma ogtahay iney faaido u tahay dumarka ineey siigeystaan sida lagu qorat jaraaidka Hufington Post, Association Professor of obstetrics iyo Gynecology ee North western university, Dr Lauren Streicher ayaa sharaxaaya dhoor faaidooyin laga helaayo hadii la siigeysto calaashaan in la yareeyo stresska iyo in aad dareento firfircooni cusub.
sida dhabta faaidooyin badan ayaa laga helaa siigada laakiin ogoow faaidooyinka laga helo siigada, waaa siigada normal ka ah aan aheyn ka bad badiska oo lama ogolo caafimaadka ayay qatar u tahay inaad siigo badan sameyso.
waa tanaa dhoor faaido oo laga helo siigada sida lagu daabacay womenthhealthmag, jimcadii (16/9/2016).
1. waxay kaa caawineysaa inaad stresska iska yareyso
2. waxay kaa yareyneysaa haduu madaxa ku xanuunaayay shahwada ku gubeysay aawgeed
3. Seksolog klinis ee California, Kelley Johnson wuxuu leeyahay gabdhaha ha siigeystaan ugu badnaan laba mar kaliya isbuucii waxay u fiican tahay caafimaadokooda dumarka aan la qabin lol
4. Hadaad siigeysato ayuu leeyahay waxay kaa caawineysaa inaad galmo la sameyn qof cudur qabo uurna ma qaadeysid lol
5. Gabdhaha hadey siigeystaan waxay ogaanaayaan xubnaha ay ka kacsadaan dareenkoodana saaidka yahay (Aadan yo)
Ugaar ah dumarka siigada (Foto: lovelace-media.imgix.net)
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment