Bulsha:- In jir ahaan iyo nafsiyan diyaar u ahaato waxa ay qeyb ka yihiin in la helo xariir kulanka sariirta oo aad u sareeya , iyadoo mararka qaar ay haweeneyda weyso baahi ku aadan sameynta ciyaarta waaxana taasi sabab u noqon kara is badelada hormone ee ku dhaca.
Xilliga Uurka ama Dhalmada waxaa jirka haweenka ku dhaca is badalo hormone ah oo xitaa nafsiyan ah waxaana kala duwanaasho uu ku dhacaa rabitaankeeda galmo iyadoo uu hoos u dhaco illaa ay umusha ka baxdo .
Haddii Ay Jiraan Mushaakil Qoyska ah : tani saameyn ayay ku yeelataa balse ninka waa ku duwan yahay iyadoo uu awoodo in ka dib marka uu dood uu la galo lamaantiisa oo uu sariirta tago in uu raboonayo galmada .
Culeyskeeda oo kordha iyana xishood ayay ku keeneysa oo dhanka ciyaarta ah iyada oo ka baqeysa in ninka ay kala kulanto dhaleeceyn, macaanka sameynta ciyaarta ee haweeneyda waxa ay ku xeran tahay oo ay imaaneysaa marka ay dareento raali ahaansho iyo ku qanacsanaan dhanka ninkeeda ah kaasi oo sinaya kalsooni .

_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment