Bulsha:- Goolka la isku fahmo galmada ee labada lamaane ayaa ah as-aaska guurka guuleysta , si loo gaaro ujeedkaasi waxaa muhiim ah in uu jiro xariir wanaagsan xiliga galmada iyo in si cad ah la isugu sheego waxa ay labada lamaane dareemayaan xiliga cayaarta socoto .
Waxa ayna tani keeneysa in in labadaba ay gartaan waxa midka kale raaxo uu ka helayo isla markaana ku dhargayo illaa uu ka gaaro heerka gariirka galmada .
Balse waxaa jira haween badan oo dareemaya xiliga cayaarta naxariista xanbaarsan socoto in aysan ninkooda kula xariiri karin hadal , inta badanna xishooda ama ka cabsada in ninkooda fikir qaldan ka qaato .
Nimanka ayaa dareema kacsi marka uu si saraaxad leh u ogaado waxa ay lamaantiisa dooneyso , waxaana haweeneyda la gudboon in ay ogaato in ay xaq u leedahay in ay ninkeeda u sheegto sida iyo habka halka aad aqrisaneysaan waa wacdaraha.com ay raaxada ku heli karto si uu ugu sameeyo .
Is fahanka sariirta oo la isu sheegto qofba sida uu macaanka galmada ku helo karo ayaa keenta in labada lamaane dareemaan dharag galmo oo ay raali isaga yihiin .
Aan jaleecno dhanka kale codadka lamaanaha ayaa ah mid sare u qaada xiliga galmada haweenka oo cod neef leh ay kujirto sida haaaah iyo hadalo jilcansan oo qalbigiisa kudhaca ayaa raga waxa ay ka qaadaan dareen sii xoogeysta iyagoo raganimadoodana si toos ah ugu soo bandhigo goobta dagaalka qaboow ka socdo halka aad aqrisaneysaan waa wacdaraha.com ha yeeshee raga ayaa iyagana waxaa la gudboon haweenka in ay si hagar bax ah ugu raaxeeyaan iyagane ay bixiyaan cod gabadha dareensiinayo in ay is daadiso haweenka soomaalida ah ayaa aad u xishooda xiliga gamada.
Iyagoona in afkooda aan wax hadal halka aad aqrisaneysaan waa wacdaraha.com ah kasoo bixin laakiin taasi ayaa ah dhibaato weyn oo ay iyaga isku geysanayaan gabdhaha waxaan kula talin laheyn mar labaad iyo mar seddaxaadba in ay raga qaba niyad siiyaan waloow dadkii hore iyo kuwa hada soo kacaya ay aad u kala fog yihiiin
Inagoo ku tilmaami karno dadkii hore kuwa gogosha kolka ay tagaan madaxa aan is gashan ee galmada uun hore ka aado balse waayadan danbe ayaan dhihi karnaaa waxaa imaatay is qancin sare marayso ha guuleystaan lamaane walbo dhamaad.
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment