Daawo Video: Denmark oo Niyad jab weyn ku riday Soomaali fara badan oo dalkaasi ku nool

Bulsha:- Mid ka mid ah dalalka Yurub ee qaabili jiray Qaxootiga ayaa waji cusub la soo baxay kaas oo Niyad jab weyn ku riday Dad Soomaaliyeed oo dalkaas ku noolaa ku dhawaad 10 sano .

Wadanka Denmark ayaa soo bandhigay sharci iyo qorshe cusub oo in ka badan 1.200 oo qofood oo Soomaali ah lagu celin doono gudaha dalka Soomaaliya kuwaas oo sidoo kale lagala laabanayo sharciyo yar yar oo ay ku joogeen dalka Denmark .

Qorshahaan cusub ayaa waxaa ka hor yimid Hay´ado u dooda xuquuqda Qaxootiga iyo Jaaliyada Soomaaliyeed ee dalka Denmark , Waxaana shir ay qabteen eedeyn kulul loogu soo jeediyay dowlada Soomaaliyeed oo dalka Denmark Qarash kaga qaadatay sidii loo soo celin lahaa dadkaan .








_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment