Daawo shamso Quruxdaan waxaan helay markii aan gursaday nin biyo badan -Muuqaal Waraysi

Bulsha:- Ninka raga markii uu fal gal la sameeyo qof dumar ah waxaa xubintiisa taranka ka soo baxa ugxaan taas oo u leh faaidooyin ban dumarka.

Monash University School of Biological Science daraasad ee sameesay oo lagu soo daabacay Times of India ayaa lagu sheegay in raga biyahooda ay wataan vitamino badan oo ay ugu horeeyo vitimin C sida oo kale daraasada ayaa sheegtay in biyaha raga ay ku jiraan wax sida sokorta oo kale ama qaabka malabka leh.

Daraasada oo si cilmiyeesan ubaartay biyaha raga ayaa sheegtay in ay jirka dumarka ka ilaaliso duqnimo ayna siiso in jirkeeda uu ahaado mid ifiya kana qeyb qadanaya ilaalinta qaab dhismeedka maqaarka jirka.

Daraasadaan ayaa xoojineeso buuk horey usoo baxay oo lagu magacaabo Natural Harvestuu qoray nin lagu magacaabo Healter Locklear ayaa buukiisa ku xusay in biyaha raga ay wataan wax yaabo badan oo wax tar u leh jirka dumarka

DAAWO MUQAALKA GUJI HALKAAN








_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment