Bulsha:- Akhyaarta akhrista kuna xiran shabakadan qaaliga ah ee Baashaal waxaan caawa u heynaa cashar cusub oo ku saabsan sida biyaha raga loo daahin karo taas oo ah mid aad iyo aad rag badani oogu baahanyihiin.
Rag badan ayaaa ku fashilma daahinta biyahahooda iyagoo dhaqsa ka soo daataan taasna ku dhalisa walwal iyo murugo xaaskooda .Gabdhaha ayaa inta badan xanaaqa marka iyagoon biyaha ka iman ay ragu biya baxaan taas oo ka dhalan karta in gabartu ninkeeda yasto,ku qeyliso ama caruurteeda disho si ay ninka iskugu dhacaaan.Gabdho badan ayaa furniin dalbada xaaladan oo kale kuwa kale na waxay sameeyaan gogol dhaaf.
Hadaba waxaan kaliya u sheeegeynaa raga hal shey kaliya oo u baahan in ay si fiican u fahmaan kaas oo bad baadin karo ciyaarta.Wax badan maha ooma baahna in aad gedo cunto.Waa wax wax aad wada ogtihhin balse aad ka dhago fureysatan markay shahwadu ina heyso.
Kaliya waxaad u baahanthay fara ciyaar xad dhaaf ah ka hor isku tagitaanka weyn.Gabdhaha jirkooda dhan waa raaxo steam na waa laga helaa ee haku ordin naasaha iyo canbarka kaliya ee kasoo bilow baasheyn luqunta dhabanada.

_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment