DAAWO: ISTIIMINTA NAASAHA IYO CALOOSHA IYO MACAANSIGA GALMADA SIIBA DUMARKA SIDA AY JECEL YIHII.

Bulsha:- Waxaa si rasmi loo og yahay  Ibta labada naas iyo meesha ku hareersan ee midibkoodu yahay cawl iyo baroor in ay yihiin goobaha ugu dareenka badan naasaha , balse waxaa qalad ah in goobahas la kiciyo ka hor inta aan la soo bisleyn jirka intiisa kale .


Iyadoo la eegayo aqoonta ama fanka galmada waxaa ninyahoow lagaaga baahan yahay in marka hore aad kiciso dareemaha goobaha dareenkooda yar yahay kacsi waalida laheyn markaa ka dib u soo laabo goobaha dareenkooda xoogan yahay iyadoo taasi ay keeneyso natiijo wax ku ool ah oo ah in gabarta gaarto gariirka galmada ama wax loo yaqaan galmada oo laga dhargo


HALKAAN KA DAAWO MUQAALKA.







_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment