Arooskii Nasteexa Indho Muxuu ku dambeeyay -Heesta Arooska sababtay

Bulsha:-   Wallow waayadii danbe ay cirka ay gashay heestii Hadaadan Tumeynin ka dibna ciil iyo cara badan ka dib fanaankii muuqaal ahaan lagu matashay heestaasi uu jawaab ka bixiyay ayaa isla durbadiiba jawiga isku badalay isfahan hoosaad.

Axmed Zaki iyo Fannaanadda Nasteexo Indho ayaa Maalin ka hor Meherkooda ka dhacay Oslo Norwey ka gadaal heesta jawaabta ah ee uu Zaki soo qaadey oo wadnaha ka qabatay fanaanada lagu xamanayay in ay xiriirka la lahayd fanaankan oo heesta jawaabta ah ku muujiyay quustiisa xiriirka jaceyl.

Guurkii waa u dhacay waxaase sababtay heesta aan idiin soo bandhigi doono anagoo isku duubana waxaan Hambalyo leenahay fananiinta jawiga jaceyl iyo xiriirka adag soo wadaagay ee Indho iyo Axmed Zaki.



NALA DAAWO HEESTA:






_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment