Bulsha:- Sida aan wada ognahay waa waxaan macquul aheyn in shaashada kasoo wada muuqdaan Aishwarya Rai Bachchan iyo Salman Khan.
Laakiin wareysi ay ku baxinaysay wargeyska magazine Aishwaryai Rai ayaa shaaca ka qaaday inaysan wax dhib ah Ku Qabin la shaqeynta Salman Khan Mar kale.
Laakiin waxaan doonaya sheeko wanaagsan iyo Diractor aan caadi ahayn laakiin si walbo ha ahaate waxaa lawada Ogyahay in Salman Khan marna la shaqeyn Doonin Aishwarya Rai.
Sido kale waxaa la hadal haaya in filimka Ae Dil Hai Mushkil Lagu xaeysiin doono Barnaamijka Bigg boss waxaana la Sugaa in Aishwaryai Rai Ka qeyb gali doonto iyi inkale.
Sidaa daraadeed Aishwarya rai waxay dib kuu xasuusin doontoo filimka wacnaa ee isla sameeyeen Salman Khan Sida ‘Hum Dil De Chuke Sanam.
Aqriste ma jaceshahay in Aishwarya rai iyo Salmaan mar kale Filim wada Sameeyaan…….
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment