Bulsha:- Facebook wuxuu noqday web oo maanta dad badan ay ku jiraan soomaali iyo dad kale, waxayaalaha facebook ku cusub waxaa ka mid ah video live ayaad dadka tusin kartaa, marka dadka facebook soo gala waxay u qaybsamaan dad dhab iyo dad fake ah, dadka faalsaha ah waxay badankooda wataan magac been ah oo iyaga lahayn, waxayna u badan yihiin dad u soo galo raaxo raadis ah, kuwa soomaalida waxay la bahayaan magacyada tusaya galmada sida raayeeye naago qanciye gus weyne madaale gus dheere wasaaye waxayna u badan yihiin wiilal xitaa camera ayay shidaan marka ay arkaan naag rabta waxaas sidaas ayayna ku raaxaystaan waa siigo banaanka la soo dhigay, runtii dadka noocaas ah aad bay ugu soo bateen marka moobeelada ay soo bateen oo qof kasta mobile ka soo galaya facebook.
Dadka noocaas ah halkey ku nool yihiin?
runtii jawaabta waxay noqonaysaa meel kasta way joogaan laakin waxay ku badan yihiin yurubta waayo waxay haystaan xoriyad badan sidaas ayay falkaas ugu dhaqaaqayaan.
waxaa jira sidaas oo kale gabdho iyagana raga doobka ah gaadaya waxaana u badan naagaha garoobada ah oo la soo furay oo yurub ku baaray, waxay raadiyaan niman oo camera u shidaya sidaas ugu siigaynaya, aadna bay u badan tahay sheekadan.
Xamar maxaa geeyay arintan?
sidoo kale dad badan facebook ka soo gala muqdisho waxayba ka badiyeen dadka yurub ku noolaa ee soomaalida ah, waxaad arkaysaa xaflado lagu qabanayo xamar oo wiil iyo gabar isku niikinaya waa niiko cusub aan horay loo arag wiilka wuxuu soo istaagaya gabadha dabadeeda markaas ayuu ku qabanayaa alaabtiisa dabcan isagoo dharkiisa wata, dad badan ayaan fiirsanayaa wayna ku faraxsan yihiin, sheekooyinka waxay u badan tahay inay geeyeen dad shaqo culus ku jira oo laga soo diray wadamada shisheeyaha, waayo niiko xadka ka baxsan weeye waa filin wasmo qeexan waxaa u dhiman keliya xubinta qaawan in ay muqato.

_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment