War Degdeg ah alshabaab oo markii ugu horeesay ku dhawaaqday Hadal aad loogu farxay oo ay soomaaliya dhan soo dhaweesay

Bulsha:-  War Degdeg ah alshabaab oo markii ugu horeesay ku dhawaaqday Hadal aad loogu farxay oo ay soomaaliya dhan soo dhaweesay Hogaamiya labaad Ama ku xigeenka Gudoomiyaha xarakada shabaab oo shalay shir jaraid ku qabtay magaalada Buaale ee xarunta gobollka jubada dhexe ayaa si cad u sheegay in ay shabaab Diyaar u tahay in ay Awooda la qeebsadaan xukuumada cusub ayna qeyb ka noqonayaan Dowlada cusub ee lasoo dhisayay sanadkaan

HALKAAN KA DAAWO






_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment