Bulsha:- Marka hore waxaan ka hadlaynaa caloosha waxa weyneeya kaddib ayaan ka hadlaynaa waxa lagu yareeyo. Caloosha waxaa sababa dhowr waxyaalood waxaan xusaynaa inta ugu muhimsan.
1-baruurta oo ku badata caloosha iyo inay daciifaan murqaha caloosha
2-dhaqdhaqaaqa oo yaraada sida ruuxa inuu badsado hurdada iyo fadhiga iwm.
3-inuu ruuxa liqo hawada marka uu cunayo cunto ama wax cabbayo taas waxay keenaysaa in hawada ay mindhicirada gasho
4-cashada kaddib inuu ruuxa seexdo isagoon waqti u dhexaysiinin hurdada iyo waqtiga
5-cunto nidaam la’aan in loo cuno
6- sigaarka iyo shiishada taas waxay keenaysaa in hawo caloosha gasho, sida ay daraasa
7-cuntada sokorta leh ama dufinta in la badsado
Maxaa caloosha lagu yareeyaa Marka hore iska ilaali sabahan aan soo sheegnay teeda kale waxaad isku daaweyn kartaa
shaah cagaar + sanjabiil cagaar + qasharka rummaanka oo qallalan + geedka (Mint) ama
( peppermint) lagu dhaho (nacnac) ( ?????) habeenkii intaadan seexan ayaad isticmaalaysaa.

_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment