So'al:- Galmada Futada uur maka qaadi kartaa gabadha

Bulsha:- Haddaba galmada futada aad bay u soo badatay dad badan waxay is weydiiyaan galmada dabada uur ma keentaa, marka hore waxaad ogaataa farjiga iyo duleelka gadaal inay labo meel kala yihiin, waa kala jid marka haddii ninka ugu tago naagta gadaal oo uu ku shubo biyaha uur ma qaadi karto, waayo dabada kuma xirna ilmagaleenka, 

laakin waa laga yaabaa inay biyaha dabada ka soo baxaan oo siilka xagiisa u soo daataan sidaas way ku gali karaan ilmagaleenka, 

teeda kale biyaha naagta marka futada ay ka galaan waxay u keenaan shuban waayo xaarka fadhiya maroorkeeda ayaa jilcaya marka biyaha caloosha ayay ka soo qasaan, xauunka ay ka qaadayso galmada gadaal aad buu xoog u leeyahay, waayo meesha aad bay u yar tahay bahalka ninka looguma talagain in la galiyo, 

naagaha marka ay u bartaan inay dhiibtaan gadaal way ku macaansadaan, naagta marka ay dhilo noqoto meesha way ka halaabaysaa, xaarka xitaa ma celin karto, 

waayo duleenkaas ayaa dabcaya oo adkaa, dhuusadana ma reebi karto, iyadoon ogayn ayaa dhuuso ka soo baxayso, baabasiir ayaa u imaanaya, dhaqanka xun aad ayuu u soo batay, sharmuutooyinka yaman ku nool waxaa la sheegay inay dabada aad u dhiibaan, way ka lacag badan tahay marka aay dabada kuu dhiibayso







_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment