Sedex Arin Oo Dila Xaraaradda Kulanka Naxariista Ee Labada Lamaane Ee Iska Ilaali.

Bulsha:- Xariirka nolosha sariirta ayaa ka mid ah tiirarka ay ku tiirsan tahay asaaska guriga lamaaanaha , waxaana jira kara qaladaad labada dhinac ka dhaca taasi oo wasaqeyn karta hanaan socodka nolosha sariirta

Si loo helo nolol sarriireed oo ku dhisan dareen sareeya waxa ay Masrax.net ku siineysaa talooyin aad kaga hor tagi karto fashil ku yimaada kulanka naxariista

Xal U Raadi Biyaha Durba Soo Boodaya : biyaha deg deg ragga uga yimaada ama haweeneyda ayaa saameyn ku yeesha hanaan socodka kulanka waxa ayna niyad jab ku riddaa labada dhinac waxa ayna taasi ku badan tahay ragga .

Hadaba si looga hor tago waxaa ninka ku haboon in uu sameeyo jimcsi , qaato cunooyinka naqafada leh , in aadan damac ku galin adiga oo niyad ahaan ama jir ahaan daallan , haddii dhibkaada uu intaas ka weyn yahay la xariir taqt

 * Hurdo Ku Carar : waxaa jira rag durba hurdo u carara marka ay sidas u dhamaato ciyaarta taasina waxa ay niyad jab ku riddaa xaaska ee ninyahoow iska daa habkaas oo ogoow lamantaada sheekooyin iyo gacmo gacmeyn ayay u baahan tahay waayo waa laba kacleysaa oo tii hore mid ka macaan ayay dareentaa.
* In Wadahal La Helo : inta kulanka naxariisto lagu jiro waa in uu jiraa farriin ka baxsan midda jirka oo ay labada dhinac is weydaarsadaan hadalo ku saabsan hanaanka tusaale in lamaantaada aad weydiiso in habka aad u wax u waddo ku dareemeyso nafis waayo waxaa suura gal in ay aysan gaariga kula wadin , ogoow ayay Masrax.net ku leedahay aamusnaanta xilliga kulanka waa dilaaga dhadhanka kulanka naxariista








_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment