Bulsha:- Monica waa Gabar u dhalatay dalka UK, waxeey jecleeysatay ama dooneysaa ineey noqoto haweeneyda dunida ugu buuran, waxaana arintaan gacan ku siinaya oo garab taagan gacaliyaheeda.
Monica Riley, waa 17 jir Model ah, waxeeyna leedahay Wabseed u gaar ah, waxeeyna dooneysaa ineey Buuga Rikoorada ku gasho Haweeneyda dunida ugu buuran.
Si ay yoolkeeda u gaarto Monica, maalin walbo waxeey cuntaa cunto aad u badan, gaar ahaan kuwa dufanka ku badanyahay, waxaana u kariya oo siiya gacaliyaheeda Feeder.
Monica Riley, durbaba waxeey u baahatay caawinta gacaliyaheeda, gaar ahaan markeey u baahato ineey qubeeysato ama banaanka u baxdo.
Monica, waxeey sheegtay in yoolkeeda uu yahay in culeyskeeda uu gaaro 1000lbs.



_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment