Raga Siigeesta Oo Halis aaney ogeen la helay -Daawo Video

Bulsha:- Siigeysasho ama waxa loo yaqaanno “masturbation” waa in qofku uu biyo iska keeno isagoo ku falaadayo xubnihiisa taranka.

Caadeysiga siigeysashada waxay keentaa dhawr dhibaato oo caafimaad darro ah oo ay ka mid yihiin:

1- Daal iyo tabardarri joogto ah
2- Xanuun dhabarka qeybtiisa hoose ah
3- Timaha oo yaraadaan ama daataan
4- Kacsi la’aan iyo biyo-bax degdeg ah (Hawlgabka kacsiga ee dhalinta)
5- Aragga oo caad yeesho
6- Bisqinleyda iyo xiniinyaha oo xanuuna
7- Xanuun iyo casiraad laga dareemo moqor miskeedka iyo dabaqanaanta.
8- Qofku wuu ku walfi karaa oo dhib ayay hadhowdii ku noqoneysaa in uu iska gooyo caadadaan.
9- Wuxuu kaloo keenaa waxa loo yaqaano “Semen leakage” oo ah in biyuhu soo dareeraan iyadoo wax dareen kacsi ah uusan jirin.
10- Dhibaato nafsaani ah sida hilmaamidda iyo xifdin la’aanta.

Haddii aad u baahantahay faahfaahin dheeraad ah waad na sii weydiin kartaa

HOOSE KA DAAWO SAWIRO QUSEEYA WARBIXINTA 






_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment