Qaabka ugu sahlan ee aad kalsooni uga heli kartid Xiriirkaaga-SIRTA JACEYLKA

Bulsha:- Qaabka loogu guuleesti helida xariirka Nololeed waxa uu u baahan yahay dadaal badan , si aad u noqoto xaas wanaagsan oo lagu daydo waxaa haboon in aad diyaar u noqoto in aad ninkaada dareensiiso jacey lka wax ayna dhacdocusub ku siiney sa talooy in ee si wacan u qaado.

Ahaaw Mid Runleey Ah : Dareemaha runta ah ayaa ah siyaasada ugu fican ee nolosha qoy ska , ha adeegsan habka aan qayaxneyn oo ha doonin in ninkaada dareemo waxa adiga maskaxdaada ku jira ee hadii ay jiraan wax ku dhibaya si saraaxad ah ugu sheeg si uu kuu farxad giliyo , balse ha ku dhaganaanin in ninkaada indhahaada aqristo taas waa lagu wareerayaa.

Ahaaw Mid Naxariis Badan : Marka aad labadiina wada joogtaan u muuji jacey lka iyo qadarinta aad u hay so tani farxad ayuu ka sii qaadayaa .

Ku Tix Gili Waxa Uu Dartiin U Qabanayo : Haddi Ninkaada yahay mid maalintii dhan shaqeeya gurigana imaanaya isaga oo daalan dhib ha sii gilin oo ganuunac iyo dalabaad haka hor geyn balse dareensii deganaasho oo hadalo macaan iyo mahad celin ka hor geey .

Diyaar U Ahaaw Tanaasulaad : Mar waliba kuuma suura galey so in aad hesho wax waliba aad dooney so , waxaa muhiim in midkiina diyaar u ahaado tanaasulaad si midka kale u raali giliyo si mushkilado looga fogaado.







_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment