Ogow jacaylka waxa nuxurka ka tagsiinaya

Bulsha:- Jacaylka maxaa hallayn kara oo u keeni kara inuu burburo? 

marka hore ogow jacaylka laba aan isqabin inuu been yahay inta badan kuam dhisna daacadnimo imiisa gabar nin ballaan ka qaaday hadana ka baxay 

sidoo kale immisa wiil gabar ballan adag siiyay oo naag kale guursaday, 


marka labada ay yihiin qaangaar ama biyalabood ereyga waan ku jeclahay way fududaystaan 

waan ku jeclahay erey yar ma aha wuxuu wataa macne weyn, 

jacaylka waa qofka in daacad loo noqdaa aan dan kale laga rabin keliya in nolosha lala wadaago, jacaylka waxaa halleeya kalsiooni darida beenta kibirka aflagaada waxyaalahaas oo dhan jacaylka.







_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment