Nin Yahuud ah iyo Naag Muslim ah oo Dadkii ka Yaabsady (VIDEO)

Bulsha:- Nin suubiya filimaanta Prank-s loo yaqaan ee qoso-qosolka ah ayaa waxa uu suubiyay Video uu uga yaabsaday dadweynaha ku nool magaalada New York ee dalka Maraykanka.


Ninkan ayaa u soo labistay sida Yahuuda mayalka adag, wuxuuna soo xirtay koofida iyo timaha lagu yaqaan, wuxuuna gacanta soo qabsaday gabar u soo labisatay sida Haweenka Muslinka ay u labistaan oo kale, kadibna waxa uu kaamarada qarsoo uga duubay dadka sida ay u arkaan guurkooda.


Dadka qaar ayaa u arkay inay arintani tahay mid ay u qaadan waayeen oo aad u soo dhaweeyay, iyadoo dadka qaarna ay caynayeen una arkeen arin lagu yaq-yaqsiyoodo, waxaana video-giisa aad looga had hayaa Warbaahinta dunida iyo aaladaha Internet-ka.







_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment